
Dhaqaale
Hakadka Canshuuraha Mareykanka iyo Shiinaha oo Dib Looo Dhigay Wuxuu Adkaynayaa Yaraynta Dulsaarka (FED)
Dib u dhigista canshuuraha ganacsiga ee u dhexeeya Mareykanka iyo Shiinaha ayaa sababtay in suuqyadu hoos u dhigaan filashada in Fed-ku goor dhow yareeyo heerka dulsaarka. Qodobbada muhiimka ah ee laga fahmayan arrintan waxaa ka mid ah: Heshiiska cusub ee Geneva: Mareykanka wuxuu hoos u dhigay canshuurihii uu saaray badeecooyinka