Latest

Maxkamadda Racfaanka oo si kumeel gaara u fasaxday cashuurihii Trump kadib markii ay maxkamad joojisay

Maxkamadda Racfaanka oo si kumeel gaara u fasaxday cashuurihii Trump kadib markii ay maxkamad joojisay

Maxkamadda Racfaanka Federaalka Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay go’aan ka dhan ahaa cashuuraha caalamiga ah ee uu Madaxweyne Donald Trump saaray, iyadoo la eeginayo suurtagalnimada hakinta muddo dheer ah. Amarkan kooban ee oggolaanaya hakinta ayaa la bixiyay maanta Khamiistii, waxaana soo saaray Maxkamadda Racfaanka Federaalka ee Mareykanka.

By Hagarlaawe HMM
Warbixinta Maalinta: Lacagta Dollarka oo Xoogaa Soo Kabatay, Bitcoin oo Heer Hor Leh Gaadhay, Suuqyada Saamiyada Oo Deggan – Xogta PMI & Shaqada Mareykanka

forex

Warbixinta Maalinta: Lacagta Dollarka oo Xoogaa Soo Kabatay, Bitcoin oo Heer Hor Leh Gaadhay, Suuqyada Saamiyada Oo Deggan – Xogta PMI & Shaqada Mareykanka

Maanta suuqyada caalamiga ah waxaa ka dhacay isbeddello muhiim ah oo ay horseedeen xogaha dhaqaale ee Mareykanka, hoos u dhac ku yimid bonds-yada dowladda, iyo koror xoog leh oo uu sameeyay Bitcoin. Forex Market: Doolarka Mareykanka (USD) ayaa maalinta ku xidhmay bullish, iyadoo tusmada DXY ay kor u kacday +0.

By Hagarlaawe HMM