Hagarlaawe HMM

Hoyga Milyoneerrada Mustaqbalka

Latest

Maxkamadda Racfaanka oo si kumeel gaara u fasaxday cashuurihii Trump kadib markii ay maxkamad joojisay

Maxkamadda Racfaanka oo si kumeel gaara u fasaxday cashuurihii Trump kadib markii ay maxkamad joojisay

Maxkamadda Racfaanka Federaalka Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay go’aan ka dhan ahaa cashuuraha caalamiga ah ee uu Madaxweyne Donald Trump saaray, iyadoo la eeginayo suurtagalnimada hakinta muddo dheer ah. Amarkan kooban ee oggolaanaya hakinta ayaa la bixiyay maanta Khamiistii, waxaana soo saaray Maxkamadda Racfaanka Federaalka ee Mareykanka.

By Hagarlaawe HMM