
forex
Bayaanka FOMC Meeting maxaa lagu sheegay, sidee ayuuse u saamayn karaa Doollarka?
Si loo qiimeeyo in warbixinta FOMC ee kulankii dhacay 6–7-da May 2025 ay u tahay hawkish (taageeraysa kororka doolarka) ama dovish (taageeraysa hoos u dhaca doolarka) DXY (US Dollar Index), waxaa muhiim ah in la eego aragtida Fed-ka ee ku aaddan: Dulsaarka (interest rates) Sicir-bararka (inflation) Suuqa shaqada Xasuusnoow: