
Dhaqaale
Trump oo Bilaabay Dagaal Dhaqaale oo Caalami Ah
Subax wanaagsan. Suuqyada Maraykanka iyo guud ahaan caalamka ayaa isu diyaarinaya maalin mashquul iyo walwal badan, maaddaama maanta galinka dambe uu Trump ku dhawaaqi doono cashuuraha uu ku soo rogayo dalalka ganacsiga la leh Maraykanka. Dhammaan suuqyada ayuu warkani saamayn doonaa, haba ugu darnaadeen suuqa Stocks iyo Forex e. Walwalka