
Dhaqaale
Canada Oo Ka Laabatay Canshuurtii Adeegyada Dijitaalka si Ay Hore Ugu Socdaan Wadahadallada Ganacsiga ee Maraykanka
Dowladda Canada ayaa si rasmi ah uga noqotay qorshihii lagu soo rogi lahaa canshuur adeegyada dijitaalka ah ee shirkadaha caalamiga ah, arrintaas oo loogu talagalay in lagu horumariyo wadahadallada ganacsi ee hakadka galay ee kala dhexeeya Mareykanka. Tallaabadan cusub waxay timid iyadoo la isku dayayo in la yareeyo xiisadda ganacsi