Analysis

Subax Wanaagsan: Gold hoos, DXY kor, heshiiska Chi-US, ballanqaadka Trump- Wax walb oo u baahan tahay si aad maalintada u bilaabato

forex

Subax Wanaagsan: Gold hoos, DXY kor, heshiiska Chi-US, ballanqaadka Trump- Wax walb oo u baahan tahay si aad maalintada u bilaabato

Saamiyada Aasiya ayaa kor u kacay iyadoo sidoo kale la arkay koror ku yimid tusmada saamiyada Mareykanka, kaddib markii Shiinaha iyo Mareykanka ay sheegeen in ay “horumar weyn” ka sameeyeen wadahadalladooda ganacsi, taasoo suuqyada gelisay jawi lagu samayn karo maalgashi. Dahabka ayaa hoos u dhacay ilaa 2% sababo la xiriira

By Hagarlaawe HMM
Bessent oo sheegay inay horumar ka gaadheen wadahadallada Shiinaha iyo Maraykanka ee ka socda Jineefa

Dhaqaale

Bessent oo sheegay inay horumar ka gaadheen wadahadallada Shiinaha iyo Maraykanka ee ka socda Jineefa

Mareykanka iyo Shiinaha la sheegay inay gaareen “horumar weyn” kadib laba maalmood oo wadahadallo ah oo ka dhacay Switzerland, kuwaas oo ujeeddadoodu ahayd in lagu dejiyo dagaalka ganacsi. Sidaas waxaa Axaddii sheegay Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka Scott Bessent iyo Wakiilka Ganacsiga ee Mareykanka Jamieson Greer. Waxay sheegeen inay faahfaahin dheeri ah

By Hagarlaawe HMM
Heshiis Cusub oo Dhexmaray Putin iyo Xi: Ruushka iyo Shiinaha oo Xoojinaya Xiriirkooda Istiraatiijiga Ah;

Dhaqaale

Heshiis Cusub oo Dhexmaray Putin iyo Xi: Ruushka iyo Shiinaha oo Xoojinaya Xiriirkooda Istiraatiijiga Ah;

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta ku kala saxiixday Kremlin-ka bayaan mideysan oo ku saabsan sii qoto-dheeraynta iskaashiga istiraatiijiga ah ee labada dal, xilli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha caalamiga ah. Qodobbada Muhiimka ah ee Heshiiska Iskaashi Dhaqaale: Labada dhinac waxay ku heshiiyeen inay xoojiyaan isticmaalka

By Hagarlaawe HMM