Analysis

Toddobaadkii Tagay; Maxaa Suuqa Forex Dhaqaajinayay? Dib-u-eegis (12-16, May, 2025)

forex

Toddobaadkii Tagay; Maxaa Suuqa Forex Dhaqaajinayay? Dib-u-eegis (12-16, May, 2025)

Sidan ayay ku dhammaysteen lacagaha u waawayn suuqa Forex tusmadoodu; πŸ‡ΊπŸ‡Έ DXY: +0.33%, πŸ‡ͺπŸ‡Ί EXY: -0.80%, πŸ‡¬πŸ‡§ BXY: +0.03%, πŸ‡¨πŸ‡­ SXY: -0.82%, πŸ‡―πŸ‡΅ JXY: -0.37%, πŸ‡¨πŸ‡¦ CXY: -0.43%, πŸ‡¦πŸ‡Ί AXY: +0.00%, πŸ‡³πŸ‡Ώ ZXY: -0.32% Toddobaadkii dhamaaday May 16 wuxuu ahaa mid mashquul badan oo saameyn xooggan ku yeeshay suuqyada Forex-ka,

By Hagarlaawe HMM