
Analysis
Soomaali Xaday $330 Milyan, Gold Xaguu u Socdaa, Go'aanka Fed, DXY Iyo Cashuurihii Trump
Full Audio Space: Fex, Fx, Gold and More0:00/2899.9463331× Codkan waa Twitter (X) Space aan ku qabannay barta X Talaadadii, waxyaalo badan oo update ah ayaa ku dhex jira. Dhagaysi wacan. Halkan ayaad ka helaysaa Linkga Spaceka si aad barta X ugu dhagaysato. X - SPACE