Latest

FED oo Ka Fakaraya Inay Beddelaan Istaraatiijiyadda Ay Ku Qiimeeyaan Xaaladda Shaqada Iyo Sicirbararka

forex

FED oo Ka Fakaraya Inay Beddelaan Istaraatiijiyadda Ay Ku Qiimeeyaan Xaaladda Shaqada Iyo Sicirbararka

Hogaamiyaha Federal Reserve, Jerome Powell, ayaa dib u eegaya sida uu u wajahayay "suuqa shaqada ee dabacsan" iyadoo bangiga dhexe uu dib u habaynayo istaraatijiyaddiisa siyaasadeed. Asalka: Isbeddelka 2020 ee Istaraatijiyadda Fed-ka Bishii Agoosto 2020, Fed-ku wuxuu qaatay siyaasad cusub oo mudnaanta siinaysa shaqo-buuxda (full employment), isagoo ogolaanaya

By Hagarlaawe HMM