Latest

CITI Group oo sheegtay in doollarka Maraykanku hoos u sii dhici karo kadib shirka G7

forex

CITI Group oo sheegtay in doollarka Maraykanku hoos u sii dhici karo kadib shirka G7

Citigroup Inc. ayaa sheegtay in dollarka Maraykanku uu sii dhici karo kadib shirarka toddobaadkan ee kooxda G-7, maadaama hoggaamiyeyaasha caalamku ay ka doodayaan siyaasadaha lacagaha iyagoo qayb ka ah wadahadalada ganacsiga ee ay la leeyihiin Maraykanka. Xeeldheereyaasha isbeddellada lacagaha ee bangiga, oo uu hoggaaminayo Osamu Takashima, ayaa qoraal ku sheegay

By Hagarlaawe HMM