forex
Hagarlaawe HMM
Hoyga Milyonerrada Mustaqbalka

forex
Dhaqaalaha Mareykanka oo hoos u dhacay 0.3% rubucii koowaad ee 2025
forex
Tusmada Qiimayaasha Macaamiisha CPI

forex
Bangiga Jabaan Ayaa Hakiyay Heerka Dulsaarka Dhimayna Koritaanka Dhaqaalaha
Heerka Dulsaaru Ayaa Halkiisa Loo Daayay: Bankiga Dhexe ee Japan wuxuu 1-da May 2025 ku dhawaaqay inuu joogteeyo heerka dulsaarka ee 0.5%, isagoo ka warqaba cadaadiska dhaqaale ee dibadda ka imaanaya, gaar ahaan cunaqabateynta cashuuraha ee Madaxweyne Trump. Saadaasha Kobaca Dhaqaale oo Hoos Loo Dhigay: BOJ wuxuu hoos u
forex
Siinaha OO Cashuuraha Ka Dhaafaya Maraykanka
Sida ay ku warrantay warbaahinta Bloomberg, Shiinaha ayaa tixgelinaya in ay ka dhaafto qaar ka mid ah alaabooyinka Mareykanka ee ay hadda saaran yihiin canshuuraha 125%, iyadoo ay jirto walaac ka dhashay saameynta dhaqaale ee dagaalka ganacsi ee sii socda ee kala dhexeeya Washington. Wasaaradda Ganacsiga ee Shiinaha ayaa sameysay

forex
Dollarka oo Daciifay Kadib Digniinta Powell iyo Xiisadaha Ganacsi
Dollarka oo Daciifay Kadib Digniinta Powell iyo Xiisadaha Ganacsi. Tusmada dollarka ayaa hoos uga dhacday heerka 99.3 caawa, iyadoo hoos u dhaca bishan uu gaaray heerkii ugu hooseeyay muddo saddex sano ah, kadib markii maalgeliyayaashu ay si taxadar leh uga falceliyeen hadalka Guddoomiyaha Federal Reserve Jerome Powell. Powell ayaa

forex
Maanta Iyo Suuqa FX; Maxaa Cusub?
forex
Dahabka oo dhigtay rikood hor leh;
Dahabku wuxuu gaaray heer cusub oo ah $3,470 halkii wiqiyad saaka, isagoo sare u kacay sababtoo ah cabsi laga qabo xaaladda dhaqaale ee sii xumaaneysa. Saaka kaliya waxa uu kor u kacay 500 oo pip. Shalay Isniintii, Madaxweyne Trump wuxuu mar kale weerar afka ah ku qaaday Guddoomiyaha Federal

Analysis
Trump oo Cashuurihii 90-maalin Dib u Dhigay iyo Suuqyadii oo Cirka Galay
Suuqyada Maraykanka oo kor u kacay kadib marki Madaxweyne Trump uu shaaciyay hakinta canshuuro aad muhiim u ahaa. Suuqyada saamiyada Mareykanka ayaa si weyn sare ugu kacay maanta Arbacada fiidkeeda, kadib marki Madaxweyne Donald Trump fariin uu baraha bulshada soo dhigay ku sheegay in uu oggolaaday hakin 90-maalmood oo uu

Dhaqaale
Trump oo Bilaabay Dagaal Dhaqaale oo Caalami Ah
Subax wanaagsan. Suuqyada Maraykanka iyo guud ahaan caalamka ayaa isu diyaarinaya maalin mashquul iyo walwal badan, maaddaama maanta galinka dambe uu Trump ku dhawaaqi doono cashuuraha uu ku soo rogayo dalalka ganacsiga la leh Maraykanka. Dhammaan suuqyada ayuu warkani saamayn doonaa, haba ugu darnaadeen suuqa Stocks iyo Forex e. Walwalka
Erey bixin
Waa Maxay Federal Reserve (Fed)?
Kaydka Federaalka (Federal Reserve) oo badanaa loo soo gaabiyo Fed, waa bangiga dhexe ee dalka Mareykanka. Waxaa la aasaasay 1913-kii si loo xakameeyo nidaamka lacageed iyo maaliyadeed ee dalka, ka dib markii ay dhaceen dhibaatooyin dhaqaale oo waaweyn, gaar ahaan jahwareerkii maaliyadeed ee 1907. Fed-ku wuxuu leeyahay saddex waajibaad oo
Erey bixin
Forex Lacag Ma Laga Sameeyaa?
Haa, Forex lacag waa laga sameeyaa, balse aad bay u adagtahay sababta oo ah lacag badan ayaa suuqa dhextaalla, dadkuna way emotion iyo qiiro badan yihiin aqoon, khibrad, dulqaad iyo baadhitaan badanna wuu u baahan yahay, sidaa darteed waxaa la sheegaa in 70% illaa 80% daka Forex soo gala ku