
forex
Doollarka oo xoogaystay halka JPY iyo Gold dhulka galeen, kadib markii maxkamad xannibtay cashuurihii Trump
Taariikh: 29 May 2025- Maalin ay suuqyadu si weyn u kaceen ayaa xilligii Asian Session laga diiwaangeliyey caalamka kadib markii maxkamadda kutaalla Maraykanku xukuntay in Canshuurihii “Liberation Day” ee uu horey u soo rogay Madaxweyne Donald Trump ay sharci darro ahaayeen. Maxkamaddu waxay sheegtay in maamulka Trump uu ka tallaabay