Wararka Toddobaadka 5-9 May ee Suuqa Forex

Toddobaadkan wuxuu xambaarsan yahay dhacdooyin waawayn oo muhiim ah, sida go’aamada dulsaarka Mareykanka iyo UK, warbixinno shaqo iyo sicir-barar ah oo si toos ah u saameyn kara USD, GBP, CHF, NZD, iyo CAD. Waxaa lagula talinayaa in la ilaaliyo maaraynta khatarta xilliyada wararkaas.
Isniin, May 5
JPY, GBP: Fasax bangi (Bank Holiday) – Xaddidaya dhaqdhaqaaqa suuqa labada lacagood.
9:30am – CHF: CPI m/m – Muujinaya heerka sicir-bararka ee Switzerland, saameyn ku leh siyaasadda lacagta. 5:00pm – USD: ISM Services PMI – Muhiim u ah qiimeynta xoogga dhaqaalaha Mareykanka ee adeegyada.
Talaado, May 6
JPY: Fasax bangi – Saameyn ku leh ganacsiga Yen-ka.
Arbaco, May 7
1:45am – NZD: Employment Change q/q – Beddelka shaqo-abuurka. Unemployment Rate – Heerka shaqo la’aanta.
9:00pm – USD:
Federal Funds Rate – Go’aanka dulsaarka Fed.
FOMC Statement – Bayaanka Fed ee siyaasadda lacageed.
9:30pm – USD: FOMC Press Conference – Warbaahinta Fed oo faahfaahin ka bixinaya aragtidooda.
Khamiis, May 8
EUR: Fasax bangi Faransiiska.
2:00pm – GBP:
BOE Monetary Policy Report – Warbixin siyaasadeed oo muhiim ah.
Monetary Policy Summary – Kooban warbixinta BOE.
MPC Official Bank Rate Votes – Sida xubnaha u codeeyeen.
Official Bank Rate – Dulsaarka rasmiga ah ee BoE.
3:30pm – USD: Unemployment Claims – Codsiyada cusub ee shaqo la’aanta Mareykanka.
Jimce, May 9
11:40am – GBP: BOE Gov Bailey Speaks – Khudbadda Guddoomiyaha BoE.
3:30pm – CAD: Employment Change – Beddelka shaqo-abuurka. Unemployment Rate – Heerka shaqo la’aanta Canada.
Sidoo kale walinsiyaasadihii iska hor imaanayay ee Trump ayaa jira, oo xilli walba suuqa jihaduu doonuu aadi karaa!