
Opinion
Waa Maxay Sababta ay Muhiim u Tahay Inaad Barato Fundamental Analysis Si Aad Ugu Guulaysato Suuqa Forex
Guusha suuqa Forex kuma salaysna oo keliya fahamka jaantusyada ama shaxaha farsamada (technical analysis), balse waxay si weyn ugu xiran tahay fahamka xoogagga dhaqaale iyo siyaasadeed ee saameeya qiimaha lacagaha. waxa aan raadiyay dadka ku guulaystay suuqa sida dhabta, bangiyada u waawayn caalamka, ganacsatada iyo xataa traderska caadiga ah, dhammaan