Soomaali Xaday $330 Milyan, Gold Xaguu u Socdaa, Go'aanka Fed, DXY Iyo Cashuurihii Trump

Codkan waa Twitter (X) Space aan ku qabannay barta X Talaadadii, waxyaalo badan oo update ah ayaa ku dhex jira. Dhagaysi wacan.
Halkan ayaad ka helaysaa Linkga Spaceka si aad barta X ugu dhagaysato.