Qiimaha Dahabka oo Todobaadkan Hoos U Dhacay: Suuqa oo Saameyn Ka Dhex Arkay Heshiiskii Ganacsi ee Shiinaha iyo Maraykanka

Xiisadaha juqraafi siyaasadeed ee Bariga Dhexe ayaa si weyn isha loogu hayn doonaa toddobaadka soo socda, kadib weerarkii Israa’iil ay ku qaaday xarumaha Iiraan iyo jawaabtii cuslayd ee ay Iiraan bixisay, taasoo kordhisay cabsi laga qabo in dagaalku uu u faafo gobolka oo dhan. Suuqyaduna waxay si dhow ula
Tan iyo Jimcihii kolkii maamulka Israa'iil uu weerar ku qaaday Iiraan waxaa walaac iyo jahwareer galay suuqyada caalamka oo idil khaasatan lacagta DXY, dahabka iyo shidaalka. 🛢️ Suuqyada Shidaalka Saliidda Brent waxay sare u kacday ~11%, gaartayna ilaa $74.23 halkii foosto, waxay markii hore gaartay $78.50, kaddibna
Saaka aroortii, Israa’iil waxay si rasmi ah u shaacisay in ay duqeyn ku qaadday bartilmaameedyo ku yaal gudaha Iran, taasoo si weyn u kicisay walaaca caalamiga ah ee ku saabsan barnaamijka nukliyeerka Iran. Weerarkan wuxuu si toos ah u sababay gilgilasho ka dhacday suuqyada maaliyadeed, iyadoo cabsidu ku faaftay
Warka suuqa shaqada ee UK ayaa ku soo baxay si ka liidata sidii hore, lacagta GBP-na hoos u dhigi kara maalmaha iyo toddobaadka soo socda. Shaqo la’aanta UK waxay kor u kacday ilaa 4.6%, taasoo ah heerkii ugu sarreeyay tan iyo May–July 2021. * Kororka mushaharka (marka laga