Hindiya Iyo Maraykanka oo Heshiish Gaadhay

Hindiya waxay oggolaatay inay caahuuraha ka qaadaan badeecadaha Maraykanka.... sidaas aniga ayay ii sameeyeen, cid kale oo ay u samayn lahaayeen ma jiro.

0:00
/0:21

Hindiya iyo US waxay isdhaafsadaan $130 bilyan.. Waxa Ay India ka soo dhoofsataa Maraykanka $42 bilyan, halka ay u dirto $88 bilyan.

Read more