Forex Lacag Ma Laga Sameeyaa?

Haa, Forex lacag waa laga sameeyaa, balse aad bay u adagtahay sababta oo ah lacag badan ayaa suuqa dhextaalla, dadkuna way emotion iyo qiiro badan yihiin aqoon, khibrad, dulqaad iyo baadhitaan badanna wuu u baahan yahay, sidaa darteed waxaa la sheegaa in 70% illaa 80% daka Forex soo gala ku guul darraystaan.

Ma jiraan dad Forex lacag ka sameeyay oo Soomaali ah

Haa way jiraan waxaa ka mid ah kuwan soo socda;

Kani waa Cumar waxa uu suuqa ka sameeyay $40,000 wax ka badan, balse muddo ayay ku qaadatay.

Kani waa Khaalid, isna wuu ka sameeyay lacag suuqa.

Read more