Doollarka Maraykanka oo hoos u dhacay weekgan, kuna sii socon mara hoos u dhacaa maanta

Doollarka Maraykanka oo hoos u dhacay weekgan, kuna sii socon mara hoos u dhacaa maanta

Doolarku Maraykanka ayaa u muuqda inuu joojinayo koror liita yy samaynayay afartii toddobaad ee u dambeeyay, iyadoo uu hoos u dhac ku yimid qiimihiisa marka loo eego euro-ga iyo yen-ka. Tani waxay sabab u tahay walaaca sii kordhaya ee la xiriira caafimaadka maaliyadeed ee dalka.

In kasta oo heerarka dulsaarka Treasury-ga Maraykanka ay sare u kaceen, gaar ahaan bond-ka 30-sano ee ka sarreeya 5%, maalgashadayaashu waxay u muuqdaan inay ka fogaanayaan hantida Maraykanka, iyagoo doorbidaya lacagaha amniga leh sida euro-ga, yen-ka, iyo franc-ka Swiss-ka.

Suuqyada ayaa muujinaya dareen xun oo ku saabsan siyaasadaha maaliyadeed ee Maraykanka, iyadoo maalgashadayaashu ay raadinayaan beddel ammaan ah oo ka baxsan hantida Maraykanka.

Maanta oo Jimce ah waxaad mooddaa in Dahabku uu aag wanaagsan oo uu hoos uga dhici karo taabtay, illaa haddna uu Asian Session hoos u dhacay.

Xoogaa yar oo koror shalay ku yimid, waxaa macquul ah in maanta uu doollarku Bearish ku dhammaysto.

Read more