Cryptocurrency Course

Cryptocurrency Course

Koorsada Cryptocurrency waa koorso loogu talagalay dadka bilowga ah ee xiisaynaya suuqa crypto. Waxa ay ka kooban tahay dhammaan aasaaska suuqan, markaad qaadatid waxa aad ahaan doontaa ruux fahamsan ereybixinta iyo aasaasiyaadka suuqa crypto, waxaadna awood u yeelan doontaa inaad soogadato, iska gaddo, oo isku beddesho lacagaha crypto oo idil.


MODULE 1: Hordhac

Waa maxay Cryptocurrency?

Taariikhda lacagaha dijitaalka ah

Blockchain & sida uu u shaqeeyo

Centralized vs. Decentralized Faa’iidooyin & khataraha Crypto

MODULE 2: Blockchain

Hashing, Blocks & Consensus

Mining & qalabka loo baahan yahay

Public vs Private blockchains

Smart Contracts & dApps

MODULE 3: Noocyada Crypto

Bitcoin (BTC)

Ethereum (ETH)

Altcoins

Stablecoins

Meme coins

MODULE 4: Suuqa & Platforms

Wallets (Hot vs Cold)

Exchanges (Binance iwm)

Furashada account

Amniga: 2FA & Keys

MODULE 5: Trading & Maalgashi

Trading vs HODL

Analysis: Fundamental & Technical

Candlestick Strategy

Risk Management

Canshuur & xeerar

MODULE 6: DeFi & Web3

Waa maxay DeFi?

Yield Farming & Staking

NFTs

DAOs

Metaverse & Web3

MODULE 7: Mustaqbalka

CBDCs

Regulation & Trends

Crypto & Dhaqaalaha

Fursadaha mustaqbalka