Forex Trading Course!

Forex Trading waxa uu ka mid yahay shaqooyinka u adag ee uu qof ka shaqaysan karo, waayo waxa ay u baahantahay; aqoon, waaya aragnimo, dhabar-adayg iyo decipline saxan.
Hagarlaawe Academy waxa ay muddo ahayd horyaalka akaadamiyadaha Soomaaliyeed, iyada oo u horseedday waxyaalo badan oon horey loo qaban. Waxa aan bixinnaa Koorsada Ultimate Price Action, la hubiyay kana timid khibrad toddoba sannadood ah, waa Technical Analysis, lagu ladhay Fundmental Analysis, waxayna ku dhsian tahay qaybta Technicals-ku (Market Microstructure iyo Market Macrostructure)
Koorsada Forex ee Ultimate Price Action waxay ka kooban tahay illaa 50 cashar oo Afsoomaali ku qoran, aadna u fudud, theoryguna aanu ku badnayn ee Practical u badan. Waxay ku shaqaysaa TF walba, waxaad ka dhigan kartaa Day Trader, Swing Trader amaba Scalping.